About us
Call me Free
+16316096089
+14403060259
+252-224165420
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
www.alxunayn.com

العلم نور والجهل ظلام
Macahdka Al-xunayn waa Shabakad aad ka baran karto xifdiga quraanka iyo cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga,xafiiskaaga, waxaana waxa ka dhigan kara caruur iyo waayeelba.Machadkan Al-xunayn waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ay ku nool yihiin Soomaalidu.Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo Internetka
Hadaba Maachadku wuxuu qaadanayaa arday cusub is qoristuna way socotaa ee hore ugaadhaa ayna kaa buuxsamine tirad aradayduna way xadiidantahay
qalabka ardayga loo bahan yahay wax kamida:-
• Computer
• Internet
• Microphone ama sameecad
• Web camera.
markaad soo diyaar-garoowdo fadlan
kala soo xidhiidh tilifoonadan bilaashka kuu ah si aanu kuu caaw







